Raqba Waa Ku Rageedee, Reeraha Qaar Wax Ka Goy, Rag Waxay Ka Baqeen,Taariikh Reeb Dhaxal Leh.

0
Sunday August 16, 2020 - 09:54:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raqba Waa Ku Rageedee, Reeraha Qaar Wax Ka Goy, Rag Waxay Ka Baqeen,Taariikh Reeb Dhaxal Leh.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA .

 

ISKA RIIX ISKU RIIX,LAYSKU SOO WADA REEBAYO,

RUUXBA RUUX U RASEEYO,RAAJIYU LA SUGAAYO,

RAGAAN SOO DHALANAYN,BAL INUU RABI KEENO,

RAGAADIYO QARANKEENI,RABTIIYUNBU FADHIYA,

RIYAALE UU KAGA GUURAY,REERIHII SAMAROONA,

RIWAAYADII KA DAREERO,RUXODUNBA ARAGTANE,

WAA HORU RARAY BEYLE,DADKUNA WUU RIYAQAY,

REER ABEESO ISU RABEYE,DOORKAN MUSE U REEBE,

ROGROGYO KARI WAAYE,RAHMAD BAY U MAQNAYD,

RIKODHKEEDA HA BAADHE,GARSOORKII HA KU RIIXO,

RAYS HADDAN LAGA GAADHIN,RAAGITAN KU MA FIICN,

RAQBA WAA KU RAGEEDE,REERAHA QAAR WAX KA GOY,

RAG WAXAY KA BAQDEEN,TAARIIKH REEB DHAXAL LEH.

                    ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...