Maxaad ka Taqaanaa Cumar Dubbe Cali yare?

0
Thursday April 18, 2019 - 13:25:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad ka Taqaanaa Cumar Dubbe Cali yare?

    Cumar Dubbe Cali yare waa...Guddoomiyaha ururka Aqoonyahanka iyo Cilmi-baadhista ee Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cumar Dubbe Cali yare waa...Guddoomiyaha ururka Aqoonyahanka iyo Cilmi-baadhista ee Somaliland.

(Somaliland Intellectuals and Research Center)…ururkan oo laba sano ka hor laga aas aasay,magaalada Hargeysa.waa Aqoonyahan ku dhashay magaalada hargeysa ...waxna ku bartay...waxa uu la soo shaqeeyey boqortooyada Sucuudi Carabiya...waxa uu u qaabilsanaa boqor fahad cabdicasiis qaybta qorshaynta mashaariicda. waxa dhalay dubbe cali yare oo ahaa musharixiintii hargeysa iska soo sharaxay doorashooyinkii lixdamaadkii.Oday cumar dubbe cali yare waxa isaga iyo siyaasi cumar carte qaalib ay ka soo qaybgaleen shirkii boorame ee cigaal lagu soo doortay...taas oo ay dhaqaale faro badan ku bixiyeen.



oday cumar dubbe cali yare waxa uu isna sidii aabihii ka mid noqday dadkii aas aasay xisbiyaddii siyaasadda ee somaliland markii ay furmeen. oday cumar dubbe cali yare waa hantiile hargeysa iyo meelo kale oo somaliland ah ku leh....hanti-maguurte ah.waa hoogaamiye ruuxiya oo leh dareen wadaniyeed oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa. waa oday boqortooyada sucuudiga la soo shaqeeyey...oo shirkadaha dalkana..ka soo shaqeeyey...hadana raba in dadkiisa iyo dalkiisaba u shaqeeyo inta cimrigiisa u hadhay..waa madaale ...hammi iyo hiigsiba leh...dhiirigaliye dhallinta ku dhiirigaliya in dalka loo shaqeeyo.waa hogaamiye iyo aqoonyahan dhab ah!


Qore:C.casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

Macalin dhiga luuqadaha/Aqoonyahan College for English.

Email:[email protected]

Facebook:abdiaziz yonis

Tell: 063 4175733.

Hargeysa,Somaliland.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...