'' Lasoco Aduunka , Islamic World Vs Arab World ''.

0
Saturday August 15, 2020 - 09:21:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Lasoco Aduunka , Islamic World Vs Arab World ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Pakistan waxay is hayaan Hindiya , Turki , Iran , Afganistan iyo Maleeshiya waxay taageersan yihiin Pakistan , halka Sucuudiga iyo Imaaraadku taageersan yihiin Hindiya .

 

Turkiga iyo Girig way is hayaan , Masar iyo Sucuudigu waxay taageersan yihiin Giriig halka Pakistan ka taageertay Turkey .

 

Imaaraadku wuxuu heshiis la galay Isreal , Turkiga iyo Iran heshiiskaas way cambaareeyeen .

 

Si kastaba ha ahaatee , waxaa muuqata in ay samaysmayaan labba xulifo oo ay kala hogaaminayaan wadamadda Turkigga iyo Sucuudiggu kuwaas oo kala sita magacyadda Ismic world oo uu hogaaminayo Turkigu iyo Arab world oo uu hogaaminayo Sucuudigu , la soco aduunka .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...