Wax Walba Run Moodba Rag Ugu Liita, (Riwaayadaa La Yidhaah)

0
Saturday August 15, 2020 - 09:13:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax Walba Run Moodba Rag Ugu Liita, (Riwaayadaa La Yidhaah)

    Riwaayad Baynu Dhigayne, Runiba Meeshan Ma Oolin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Riwaayad Baynu Dhigayne, Runiba Meeshan Ma Oolin

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS

BEEN NINKII U RAX LEEYEYEE,

REERKIISA DOOG U RARAYNIN,

UGUBA LIITA RAGGOO DHAN,

RIWAAYAD BAYNU DHIGAYNE,

RUNIBA MEESHAN MA OOLIN,

WAARYAA RAYSAL WASAARE,

RIYADAYDII AAN RUMEEYEE,

MUCAARID AAN ISKA REEBE,

REERKAN GEEYA BARWAQO,

RAREY AAN RARKA DAADINO,

RUUG CADAANA BADBAASHA,

ADIGU WAAD IGU RAAGTAYE,

RUG BARWAAQIYO RAYS LEH,

RAMADKA NOOGU FURAAYO,

KUMAAN REEBI LAHAYNBEE,

QADAR BAAN RAALI AHAYNO,

RIWAAYADAAN SOCONAYNIN.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...