Isu Ekaanshaha Ereyada Iyo Ayaamaha.

0
Saturday August 15, 2020 - 09:10:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isu Ekaanshaha Ereyada Iyo Ayaamaha.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA .

 

Waxaa jirijirtay kelmado halhays ay u lahaayeen xoogagii kacaanku amaba sida hadda loo yaqaan faqashtii.Iyo qaar cusub oo ay dadweynuhu ku soo kordhiyeen oo somalilaansan,kuwaa hore waxay ahaayeen denbiyada ugu culculus uguna badnaaye dad lagu qaadi jiray meel ay ku qoran yihiina lama arki jirin maxkamadaha iyo ciidamada ayaa jeebka ku haystay oo la siiyey.

Kuwan cusub ee Somalilan way shaqaynayaan siiba xagga warbaahinta ayay ku badanyiin.

1-Kacaan diid.

2-Dibu socod.

3-Waa laga denbeeyaa.

4-Hadalka ama hadalkaaga waxba ku jira.

5-Waa laga dhex hadlaya (kuwan hoosena waa qaar cusub oo somalilansan).

6-Cajeladbu liqay.

7-Waa lagu soo shubtay.

8- Wuu ila meeraystay.

9-xagga saraa laga haystaa.

10-Lama taabtaan.

Bal ku darsada inta kale aydin haysaan.

Ismail Abdillahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...