Lixda Shey Haku Dhex Sameyn Baraha Bulshada.

0
Thursday August 13, 2020 - 14:42:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lixda Shey Haku Dhex Sameyn Baraha Bulshada.

    W./Q Siciid Xagaa Afrax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W./Q Siciid Xagaa Afrax

1-Ha ku xayeysiinin guurkaaga farxadda warbaahinta bulshada. maxaa yeelay waxaad soo jiidan kartaa xanaaqa qof masayr horeu u-rogay. kkkkk

 

2-Ha soo dhigin sawirada qoyskaaga gaarka ah dhammaanba internetka. Qof ayaa u isticmaali kara inuu waxyeeleeyo nolosha dadka aad jeceshahay. adiga iyo qoyskaagaba waxaad soo jiidanaysaan isha xun.

 

3-Haka uga hadlin arrimahaaga gaarka ah warbaahinta bulshada. waayo ma garanaysid qofka wax akhrinaya ama dhageysanaya

 

4-Ha ku dhicin jacayl qof kaa soo raacay baraha bulshada. sababtoo ah waxay si fudud u noqon karaan ugaarsadeyaal adiga kugu soo duulaya. illaa aad hubiso qofkaasi.

 

5-Qof kasta maahan inuu kugu farxo. sidoo kale inta badan faallooyinka fiican ee aad ka hesho baraha bulshada waa been abuur.illaa kuwa aad xaqiijisay mooyee.

 

6-Mararka qaar baraha bulshada waa indhaha sheyddaanka dhagaha sheyddaanka iyo afka sheyddaanka.

 

W/Q: Siciid Xagaa Afrax

Injineerka Dabiiciga ah.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...