Reer Awdal Ma Arkaan 9 Kii Sanno .... Ninkii Hadha Yeelkadiisa ..

0
Thursday August 13, 2020 - 09:23:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1395
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Reer Awdal Ma Arkaan 9 Kii Sanno .... Ninkii Hadha Yeelkadiisa ..

    W/Q.Prof Mohamed A. Farah (Jaafaa)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q.Prof Mohamed A. Farah (Jaafaa)
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَلِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ

Dadyahaw waxaan idinka abuurnay lab iyo dhadig waxaana idinka dhignay dadyow ama bini'aadam iyo qabiilooyin si aad issu aqoonsataan, midkiinna ugu sharafta badan Allah agtiisa waa midka ugu Alla cabsiga badan, Allah waa cilmi badane og gunta shey wabla. subxaan

Shacabka reer Awdal ma aaminsana Dawladnimada Somaliland, waxay u haystaan qoys keliyi uu ku shaqeysto, Danahoodana ku fushadaan ama xukun wax lagu maroorsadey... oo wax lagu dhaco.. Uma muuqdaan 9 kii sanno ee ay xukunka dalka hayeen, hadaad ka hadhaan (waa ninkii hadhey yeelkadiisa)...goboladii bariga ayaa maanta hamuun u qaba dawladnimada.


Dawladi waa qayb ka mid ah dadka oo la ururiyey, loo qaabeeyey iney u adeegaan bulshada (adeega bulshada), loona xilsaartay iney hogaamiyaan, siyaasadda, dhaqaalaha, sugida amniga, ilaalinta iyo fulinta sharciga (siyaasada), ilaalinta badda iyo cirka iyo dhamaan xuduudaha ay leeyihiin bulshadaas ay metelaan, difaacida xoriyada muwaadinka, iyo qaranka guud ahaanba.


Waxay kaloo dawladdu garsoore u tahay muwaadinka, sidoo kale waxay Xaakim u wada tahay muwaadiniinta ay dawladda u tahay, oo la doonayo inay u kala garqaado kii gardaran ay sharci mariso, kii laga gardaran yahayna ay xaqiisa usoo dhiciso. Laakiin ninkii hadha yeelkadiisa.


PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

KRISTIANSAND, NORWEY.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...