Fariin Caafimaad: Fayo Dhowrka Sharaabka

0
Thursday April 18, 2019 - 07:33:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1075
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Caafimaad: Fayo Dhowrka Sharaabka

    sharaabka dalka oo ka tayo wanaag san

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sharaabka dalka oo ka tayo wanaag san  Sharaabku waa caabitaan aynu u baahanahay waqti kasta sharaabku waqtiyadii hore waxa uu inooga iman jiray  dalalka dibada halka manta ay maalgashadeen  company Somaliland u dhashay oo ka hir galiyey dalka warshado waxsoosaarka sharaabka sida warshashada  zamzam food industry  iyo ilo tango    spi trading co iyagoo kor qaaday dhaqaalihii dalka dibada uga bixi jiray iyo shaqo abuur

 


Sharaabka iyo xaaladiisa fayadhowr  xiliga bisha barakaysan ee rabadaan  sharaabka dibada ka yimaada iyo xaaladiisa fayadhowr iyo shuurudaha caafimaad ee looga baahan yahay maadama sharaabka aad aynu u isticmaalo bisha rabadaan


Shaaabka dibada laga keeno oo runtii  mushkalado nadan u soo wajaho sida burbur  conteners lagu soo qaadayo oo aan lahayn qaboojiyo ku ilaalinta waqtiga keydinta dajinta xaaladkisa fayadhowr ee looga baahan yahay in lagu ilaaliyo  iyado sidoo kale sharaabka oo taarikhdiisa isticmaal ay dhowdahay la soo galiyo gobolada dalka  ha noqdo mid ku raaga goobaha dekedaha dalka


Waxaad arkaysaa marka ay taarikhdiisa ay ka hadhay  6 bilood iyadoo  lagu xaraashay goob suuqa dhexdiisa oo bacadyaal ah  taasi waa nidaam khilaafsan sharciga fayodhowrka ee aalinta dhowrida cuntooyinka iyo cabida

 

Sharaabku waxa uu had iyo goor u baahan yahay in lagu ilaaliyo xaalad cimilo degan  kulalka badan ee sharabku soo maro waxay ku keenaysa sida dhadhanka sharaabka oo is badala weelka sharabku ku jiro oo foc ku yimaado etc    waxa loo bahan yahay sidoo kale in  cadayntisa warqada caafimad ee sharaabku marka uu kasoo dagayo dakada dalka  uu saxsanyahay

Sidoo kale waa in la soo mariya  goobaha  baadhista dekadaha dalka marka uu soo dagayo

 

 

Sharaabka warshadaha dalka iyo xaaladisa fayadhowr

 

Sharabka ay soo saaran warshadaha wax soosar ee dalka runti kuma arkaysid waxyaabo isbadal ah  taasay sabab u tahay isagoon soo marin wado socdaal oo dheer aynan soo wajahin ku ilaalin la an shuruucda looga bahan yahay   fayadhowrka sharaabka  sharabkan warshadaha dalka oo ay dalka ka hir galiyeen ganacsato muwaadinin ah markay eegen dhaqaalaha badan ee dalka dibada uga baxaya

Markay eegen xaalada dhibta cimilaayinka  badan ee uu soo wajahayo sharaabka dibada waxay door bideen in ay dalka ka hirgaliyan warshado waxsoosar sharaab

 

Warshada  zamzan food industry

Warshada sharabka ilo tango

Warshada sharaabka ee spi

 

Fariin caafinad halkan waxan ugu dirayaa  in aan ku xuso heerkisa nadaafadeed   macmacan laha  maka al mukarama

Nasiiba 1 nasiiba 2  oo runtii muujiyey dadal fayadhowr iyo bilic

 

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...