Maqaal Ku Saabsan Odayaasha musdambeedka ee deggen carriga kuna saabsan aroos wadareedka

0
Wednesday August 12, 2020 - 11:16:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal Ku Saabsan Odayaasha musdambeedka ee deggen carriga kuna saabsan aroos wadareedka

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh



Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda  telesom ee islaamka ah  waxaa yaranaya   dhalinyarada kooxda u wada socota  kufsiga sinadu  leedahay tuugada


Hawl fududayn ayey  dhalllinyarada ka baqanaysay


Waxa farxad rayrayn noo  ah arooska  ah ee dhallinyarada facugga ku kala daashay ee shirkaddu waxay  wax   u samaysay wax lagu.daydo


Talo soo jeedin in

1.wixii dawladda looga bahna  ayey  shirkadda telesom

2 in ay shirkadaha kalena ku dhiirradaan

3 doorashado xilligeeda ku qabsoonto

Ha dhiman adoo dayn ummadeed ku maqanyahay .

 

Deeq Cabdi

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...