Duri Baan Ka Qaadno, Diidnay Qaadki Oromada

0
Wednesday August 12, 2020 - 11:12:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duri Baan Ka Qaadno, Diidnay Qaadki Oromada

    ISMAIL ABDILLAAHI HANDULEH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ISMAIL ABDILLAAHI HANDULEH.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.                                     

 

1-DEKEDA BERBERA XABASHIDI DAWAKHDAY,

  SHEERKII AAD KU DARTEN,DALAY LEEYIINBA,

U QAATOO DURBADIIBA XAREEDSHAY,

DUNIDIBA LA YAABTO,CIDI SOMA DEGAYSO.

 

2-MID YARO DEGDEGAYON,WARU HAYN DUNIDA,

SIDII DAAD U SABEEYO,GEESKIBU DHEXDABASHO,

DAD BAAS WEEYE,AFRIKA FARMAJA U DARAADEE,

DURBAANKI U TUMENO,DURBA TABAY GEDAARKA.

 

3-DERISKA LAMA DOORTEE,DAAYINKAA KUGU BEEGA,

DUNIDU WAYSKA SIDAASE,DALKASTAANA DANTIISU,

DUGSADAA KA AGTIISOO,U DIRAA WUXU BEERTAYOO.

ARINTU WAA DAALAC NAASIL,DANA LAYSKU WATAYE.

 

4-DIB HADDAN WAXA U EEGNO,ISKA DEYNABA QAADKA,

    AAN XAMAYNO DADKENO,DURIGA UU KA BADBAADOO,

    DIIR MADOBE DHAMAAN,DALKEENA WAW SIMANYIINE,

    DOOLAR BAAD SIDATAAYE,DALKAD DOONTO KA IIBSO.

 

5-HADDAAD DEYN KARTO JOOJI,AMABA DOONTA MIIROOGA,

    DIYAARADI KEENTO DALKENO,DARAYAAD KU CUNAYSIDE,

    DERIS DHAW BAYNU AHAYNE,SOO  KUWA  INA DIIDAYEE,

    DEELQAAFKIYO CAY,DULQAAD WAANU KA DAALE OROMO,

    BAL INUU INA DAAYO,JAADKOODA AAN DABAR GOOYNO.

 

6-DAWLADNA MAAHA KUWASI,DEGAAN WEEYE WAQOOYI,

WAXBA HAY KALA DOOXIN,DADKAYGU WAYSKU DADKIYO,

DALKUNA WAA MID BALAADHAN,ISTICMAAR KALA DEYRO,

DOOR DHAW BAAN HELAYAA,SHANTOODO ISKU DUUBAN.

       ISMAIL ABDILLAAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...