Dawladnimiyo Ururaba, Udub Dabadi Lama Arag

0
Tuesday August 11, 2020 - 10:00:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladnimiyo Ururaba, Udub Dabadi Lama Arag

    ISMAIL .A.HANDULEH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ISMAIL .A.HANDULEH.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.                                     

 

1-DIMUQRAADINIMADIYO,

   DOORASHADA SIDOODII,

    DOORKII UDUB AHAAYEN,

     HA INOOGU DAAYAAN.

 

2-DAHIR MEESHU KA TEGEY,

    DALKU WUU MIDAYSNA,

    DAARIHIYO LAYDHKABA,

    DAWLADA LAHAYD-DEE.

 

3-DAAN-DAANTA MAGAALIYO,

    DUQDUQ ODAY HA JOOGTE,

    QABIIL DIIRKA LAGA DHILAY,

    DADKU MUU KU FAANAYN.

 

4-DUGSADO EEGTA MOOYEE,

   DAWLADNIMIYO URURABA,

    UDUB DABADI LAMA ARAG,

    DOORKANA MA DHAWRAA.

       ISMAIL .A.HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...