Maskaxdii Socon Weydo, Maalba Laysku Maquunsho, Metelaad Qadarba Leh.

0
Sunday August 09, 2020 - 09:33:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maskaxdii Socon Weydo, Maalba Laysku Maquunsho, Metelaad Qadarba Leh.

    Ismail .A.Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail .A.Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.                                     

 

MAWJADAA HIRDAMAAYIYO,

MURUQ LAYSUGU FAANAYE,

MARAYKANKII IYO SHIINUU,

MAAMULKII QABSADEENE,

MIDBA QAYBTA MISGEEDE,

ADUUNKII KALA MAAGAYE,

MASKAXDII SOCON WEYDE,

MAALKA LAYSKU MUQUNSHE,

METELAAD QADAR LEEDAYEE,

MIDAWGII YURUB MOOJIYOO,

MAAMKA MAANTA LA JEEXAY,

MOOSKUUN BAAN KU ARKAA,

MASHQUUL BAAN FILAYAAYE,

MARTIQAADA MARAYKAN,

TAIWAANA SII MARISAAN,

MACNAA WAA GARATENE,

MAANTANA WAYGA INTAA.

  ISMAIL .A.HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...