Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta

0
Saturday August 08, 2020 - 13:11:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta

    Waxaa ay sidoo kale sheegay in aan la marsiin karin akhrinta koowaad loona baahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ay sidoo kale sheegay in aan la marsiin karin akhrinta koowaad loona baahan




Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta oo ah Mashruuc sharci oo ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada.

 

Xildhibaano ka hadlay furitaanka kulanka ayaa si cad u diiday mashruucaan iyaga oo sheegay inuu diinta ka hor imaanayo iyo dhaqanka Suuban.

 

Waxaa ay sidoo kale sheegay in aan la marsiin karin akhrinta koowaad loona baahan yahay in wax ka badal lagu sameeyo.

 

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbanaya in laga doodo Arrimaha doorashooyinka.


Loading...
Loading...