meeraysigi dan noqoyo, maantuu banaanye, midna maad ladhalanine, masiirkeena raacdee.

0
Saturday August 08, 2020 - 09:39:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    meeraysigi dan noqoyo, maantuu banaanye, midna maad ladhalanine, masiirkeena raacdee.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.                                     

 

1-LAYISKUMA MUTUXOO,MAYA LAMA YIDHAAHDEE,

    MADADAALI MALMO,MURAADKOODA  FAHAMOO,

    MIDNA MAAD LA DHALANINE,MIISAANKA SAAROO,

    MASAALIX WEEYE DUNIDUYE,MASIIRKENA RAACDE.

    

2-MUSLINIMADU SIDAY TAHAY,MACNAHEDA HUBYO,

    MEERAYSIGI DAN NOQOYO,MAANTUU BANAANYE,

    MIDIGTA MEESHA GELISEN,MALAHA WAY ADKAATE,

    MARBA MADASHAD JOOGTA,MUUQEED LA YEESHA.

 

3-MAALEY QADHAADHIYO,AMA MURIYO DEEBAAQ,

   MIYAAN UGABA MAAGA,MAS AFKIINA MUU GALO,

MIDHAD GACAN KU HAYSA,MA USAYDHI QAAR MAQAN,

  MAANIGA MURAADOO,SHISHEEYAW MASHXARDAA.

 

4-MASAAKIIN ILAAHOOD,MAGANSADAANU NAHAYOO,

    IMAAN LAGU MANAYSTON,SHANTA MAAL ADUNYAD,

    MAGACUN KA DOOR BIDAY,LAYMANA MARSIIN KARO,

    MIDAN SHACABKU MUDANO,MEEL MARI LA ODHANAYN.

                       ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...