Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Yeelanaya Kulan Xasaasiya + Qodobada Lagaga Hadlayo

0
Saturday August 08, 2020 - 09:01:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 961
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Yeelanaya Kulan Xasaasiya + Qodobada Lagaga Hadlayo

    "Kulankaan ayaa ah Mid walaac badan laga muujinaayo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulankaan ayaa ah Mid walaac badan laga muujinaayo"

Muqdisho (HWN) Xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya ayaa lagu waddaa in maanta ay yeeshaan kulan ka dhici doonto xarunta Golaha Shacabka Muqdisho.

 

Kulankaan ayaa ah Mid walaac badan laga muujinaayo maadaama looga hadlaayo Arrimaha doorashooyinka.

 

Gudoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanada ku wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka oo diirada lagu saari doono Arrimaha doorashooyinka.

 

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday Olole ay ku doonayaan Muddo korosi, waxaana Xildhibaanada qaar ay sheegeen in ay rabaan in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah.


Loading...
Loading...