Sharciyo Muhiim Ah Oo Ay Ansixiyeen Wasiirada Ku Meelgaadhka Ah Ee Dawlada Soomaaliya

0
Friday August 07, 2020 - 13:59:54 in News by G. Good
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sharciyo Muhiim Ah Oo Ay Ansixiyeen Wasiirada Ku Meelgaadhka Ah Ee Dawlada Soomaaliya

    Sharciyo Muhiim Ah Oo Ay Ansixiyeen Wasiirada Ku Meelgaadhka Ah Ee Dawlada Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sharciyo Muhiim Ah Oo Ay Ansixiyeen Wasiirada Ku Meelgaadhka Ah Ee Dawlada Soomaaliya


Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka Soomaaliyeed.


Lis Dairy


Habraacyada ciidanka xoogga ee goluhu ogolaaday ayaa kala ah Habraaca hoggaanka maamulka Ciidanka Xoogga, Habraaca Hoggaanka maamulka iyo Maaliyadda Ciidanka Xoogga, Habraaca Hoggaanka Saadka Ciidanka Xoogga.


Habraaca Hoggaanka Gaadiidka Ciidanka iyo Habraaca Hoggaanka Hubka iyo Rasaasta.


Shirka oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudaneMahdi Maxamed Guuleedayaa sidoo kale lagu meel mariyay hindise sharciyeedka maalgashiga iyo maalgashadayaasha iyo siyaasadda ilaalinta bulshada.

—DHAMMAAD—-

Loading...
Loading...