Madaxweynaha Dalka Rwanda Oo Wadankiisa Ka Saaray Muwaadiniin U Dhashay Shiinaha Iyo Sababta Keentay

0
Friday August 07, 2020 - 13:57:20 in News by
  • Visits: 2456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Rwanda Oo Wadankiisa Ka Saaray Muwaadiniin U Dhashay Shiinaha Iyo Sababta Keentay

    Madaxweynaha Dalka Rwanda Oo Wadankiisa Ka Saaray Muwaadiniin U Dhashay Shiinaha Iyo Sababta Keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Rwanda Oo Wadankiisa Ka Saaray Muwaadiniin U Dhashay Shiinaha Iyo Sababta Keentay



Madaxweynaha Dalka Ruwaanda Paul Kagame, ayaa amar ku bixiyay in dalkiisa si dhakhso ah looga saaro 18 qof oo u dhashay dalka Shiinaha oo hawlo shaqo u joogay wadankaasi.

Image may contain: 1 person, eyeglasses


Nimankan Shiinaha ayuu ku cadaaday danbi ah inay saacado dheeraad ah ku shaqaysteen dad u dhashay dalka Ruwaanda, taasi oo ka soo horjeeda sharciga iyo xuquuqda Madaniyiinta dalkaasi Ruwaanda.


Madaxweyne Paul Kagame ayaa amar ku bixiyay in si degdeg uga baxaan dalkiisa isla markaana aanay aqbalayn wax uu ku tilmaamay adoonsi.


"Waanu soo dhawaynaynaa qof kasta oo qalbi wanaagsan balse mar danbe aqbali mayno in qaaradeena nalagu adoonsado"..ayuu yidhi Madaxweynaha Ruwaanda

Loading...
Loading...