Wadbaa Helay Wergeyskii, Wadankuba Dugsanayo, Weriyeyaashiyaacoo, Weheshade Cadaawaha.

0
Friday August 07, 2020 - 11:15:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadbaa Helay Wergeyskii, Wadankuba Dugsanayo, Weriyeyaashiyaacoo, Weheshade Cadaawaha.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA,

 

1-WERIYEYASHA QAXAYE,WIBSADADI QAFILANYIN,

   WAX INAY KU LEEYIIN,WADANKABA LA MODAYN.

    SIDII WAXARO BAADIYA,WEETAYNAYSAANEE,

    WAADAALISAANEE,WEERARTAAN HABEENKII.

 

2-WARABAHABA XOOLA,WID HADDAN LA ODHANO,

    WADHAFKINA SHIMBIRIHI,WAABINAYN WEEYAN,

   WAAXYEYSTEYAASHI,WERIYA KA BAQAN JIRAY,

    WEELASHI HA MADHIYEN,CIDI KA WAABINMAYSE.

 

3- WAARDIYAAN HUBAYSNAYN,WAKHTI BADAN INO HURA,

     WAXA DHACA TILMAAMOON,RUNTA KA WAABANAYNOO,

     WEHELKA CIIDANKEENO,WAAQ L;ADAA LA JOOGOON,

     WARARKA IYO FAALADA,WADKAY UGU BADHEEDHAAN.

 

4-WAAGEERKEEDA DUNIDIYO WACDARAHA ADUNYADAN,

    WAR JIRIYO WAXII TEGAY,WWARAABSHA DADKEENIYO,

    WADAAN WEEYE LOO DARO,WACAALSHAY U BAAHDAN,

     WAXQABADKII XAQIIQIYO,WAAJIBAADKA QARAN JIRA.

                   ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...