Akhri War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Mudulood.

0
Friday August 07, 2020 - 10:05:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Mudulood.

    Akhri Shirkii Beelaha Mudulood Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhri Shirkii Beelaha Mudulood Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed.


Muqdisho (HWN) Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wada-tashi ee u socday Beesha Mudulood, kaasi oo maalmihii u dambeeyay socday, iyada oo ay qeyb ka ahaayen dad miisan culus ku leh dalka.



War-murtiyeed kasoo Baxay shirka ayaa loogu baaqay madaxda dalka, kuwa maamulada iyo siyaasiyiinta mucaaridkaba inay dhawraan dastuurka dalka, isla markaana ka baaqsadaan jabinta shuruucda dalka iyaga oo u tudhaya bulshadooda.



Loading...
Loading...