Ciidanka Booliska Ceerigaabo Oo Xabsiga Dhigay Laba Dhalinyaro Ah Iyo Sababta Keentay

0
Tuesday August 04, 2020 - 17:07:17 in News by
  • Visits: 1910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Ceerigaabo Oo Xabsiga Dhigay Laba Dhalinyaro Ah Iyo Sababta Keentay

    Ciidanka Booliska Ceerigaabo Oo Xabsiga Dhigay Laba Dhalinyaro Ah Iyo Sababta Keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Ceerigaabo Oo Xabsiga Dhigay Laba Dhalinyaro Ah Iyo Sababta Keentay


Ceerigaabo(HWN):-Ciidamada Booliska Gobolka Sanaag, gaar ahaan Saldhiga Daalo, ayaa Xabsiga Caawa u Taxaabay laba Wiil oo dhalinyaro ah, kuwasoo dhowaan Sawiiro kusoo galay Jar ka laalaada Buurta Daalo.




Labada dhalinyarada ah ee Ciidamada Booliska ee Saldhiga Daalo Xabsiga dhigeen, ayaa laga soo kala qabtay goobo kala duwan.


Talaabada Ciidamada Boolisku xidheen labada Wiil ee dhalinyarada ah, ayaa markii ay sameeyeen ficilo ay naftooda halis ku geliyeen inay Sawiiro ku galaan Jar dheer oo ku yaala Buurta Daalo.


Sidoo kale waxay Ciidamada Boolisku xadhiga labada dhalinyarada ah uga dan leeyihiin in aan cid kale ku kicin ficilada noocaas ah, oo leh halis. Fadlan ha isku dayin inaad meel halisa Sawiir kula galo

 

Loading...
Loading...