Galmudug oo canshuur ku soo rogtay, goobaha ganacsiga iyo guryaha ay degan yihiin dadka shacabka

0
Tuesday August 04, 2020 - 09:45:24 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo canshuur ku soo rogtay, goobaha ganacsiga iyo guryaha ay degan yihiin dadka shacabka

    Wasiirka ayaa ku sheegay sababo la xariira in dhammaan ganacsiyadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka ayaa ku sheegay sababo la xariira in dhammaan ganacsiyadda




Maamulka Galmudug ayaa Canshuur kusoo rogay dhammaan qeybaha kala duwan ee ganacsiyadda iyo sidoo kale Canshuuraha guud ee maamulka Sidda uu sheegay Wasiirka Maaliyadda Galmudug.

 

Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in Galmudug ay dhintay canshuuraha laga qaado Gaadiidka adeegsada wadada.

 

 

Wasiirka ayaa ku sheegay sababo la xariira in dhammaan ganacsiyadda la doonaayo in laga qaado Canshuur, islamarkaana ay is diwaangaliyaan.

 

Waxaa uu sidoo kalelasoo rogay sharci cusub oo qasbaya in goob walba iyo shaqsi walba oo shaqeeyo canshuur laga qaado iyo in maamulku durbadiiba ku guulestay diyaarinta nidaam maaliyadeed oo aan horay u jirin.

 

Maamulka Galmudug ayaa isku diyaarinaya in uu qaado Canshuur ku filan si looga baxo dhibaatooyinka dhaqaallo xumo ee maamulka ragaadiyay.


Loading...
Loading...