Itoobiya Oo Magacawday Wakiilkeeda Somaliland.

0
Tuesday August 04, 2020 - 09:29:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Oo Magacawday Wakiilkeeda Somaliland.

    "Xogo rasmi ah ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Dr. Siciid"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xogo rasmi ah ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Dr. Siciid"

Hargaysa (HWN) Dawlada Itoobiya ayaa gudoomiye ku xigeenkii Jaamacada Hargeysa Dr.Siciid Maxamed Jibriil u soo magacawday wakiilkeeda  Somaliland.

 

Xogo rasmi ah  ayaa warbaahinta u xaqiijiyay  in Dr. Siciid oo hada ku sugan magaalada Addis Ababa ay wasaarada arimaha dibada Itoobiya u soo magacawday wakiilka somaliland.

 

Dr.Siciid Maxamed Jibriil ayaa ilaa sanadkii 2015 waxa uu ahaa gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Hargeysa oo uu hada iska casilayo


Loading...
Loading...