Dawlada Ruushka Oo Shaacisay Go'aan Cusub Oo Ay Ka Qaadatay.

0
Wednesday April 17, 2019 - 16:12:33 in News by
  • Visits: 2461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Ruushka Oo Shaacisay Go'aan Cusub Oo Ay Ka Qaadatay.

    Dawlada Ruushka Oo Shaacisay Go'aan Cusub Oo Ay Ka Qaadatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Ruushka Oo Shaacisay Go'aan Cusub Oo Ay Ka Qaadatay.

 


Moscow(HWN):-Dawlada Ruushka ayaa shaaca ka qaaday go’aan ay ka qaadatay isbadalka cusub ee ka dilaacay dalka Suudaan.




Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, dawlada Moscow ayaa sheegtay inay aqoonsatay xoogaga cusub ee la wareegay dalka Suudaan ka dib markii xukunka laga tuuray Cumar Xasan Al-Bashiir.


Wasiir ku xigeenka arimaha dibada Ruushka Mikhail Bogdanov ayaa warbaahinta dawlada u sheegay in xukuumada Moscow ay aqoonsatay masuuliyiinta cusub ee la wareegay talada dalka Suudaan.


Dhinaca kale xoogaga shacabka ee hogaaminayey banaan baxyadii xilka lagaga tuuray Al-Bashiir ayaa wali ku baaqaya in milatarigu ay wareejiyaan talada dalka isla markaana ay soo dhisaan dawlada rayid ah.


Halkan Guji Si Aad U Sii Akhrisato


Loading...
Loading...