Raysal Wasaare Mahdi Oo Furay Mac-hadka Sare Ee Daraasaadka Cilmiga+Sawiro

0
Sunday August 02, 2020 - 19:33:07 in News by
  • Visits: 1393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Mahdi Oo Furay Mac-hadka Sare Ee Daraasaadka Cilmiga+Sawiro

    Raysal Wasaare Mahdi Oo Furay Mac-hadka Sare Ee Daraasaadka Cilmiga+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Mahdi Oo Furay Mac-hadka Sare Ee Daraasaadka Cilmiga+Sawiro


Muqdisho(HWN):-Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudaneMahdi Maxamed Guuleedayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo ah hay’ad talciin sare oo dowladdu leedahay.




Ujeedada machadka loo aasaasay ayaa ah kobcinta heerka aqooneed, midka xirfadeed iyo ogaalka xubnaha laamaha amniga ee dowladda, iyo in hogaanka sare ee dalku ay helaan talo bixin iyo gorfeyn cilmiyeysan ee ku saabsan amniga qaranka.


Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, waxuu sheegay in furitaanka machadkaan ay ka dhigantahay tillaabo weyn oo loo qaaqay hagaajinta amniga dalka.




Dowladda ayaa dadaal dheeraad ah gelisay horumarinta amniga dalka, waxaana guul weyn laga gaaray dib-u-habeynta qeybta amniga dalka, arrintaas oo sahashay in deegaanna badan oo argagaxisadu ay dadka ku dhibaateyn jirtay dib loogu soo celiyay gacanta dowladda, ayna noloshii caadiga aheyd dib uga billaabatay.



Loading...
Loading...