Shaqaalaha Astaantv Oo Hargeysa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Xadhiga Maamulahooda+Sawiro

0
Sunday August 02, 2020 - 18:19:50 in News by
  • Visits: 2326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalaha Astaantv Oo Hargeysa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Xadhiga Maamulahooda+Sawiro

    Shaqaalaha Astaantv Oo Hargeysa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Xadhiga Maamulahooda+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaalaha Astaantv Oo Hargeysa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Xadhiga Maamulahooda+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Maamulaha telefishanka Astaantv ayaa magaalada Hargeysa ku xidhan maalintii shanyo tobnaad oo xidhiidh ah.

Image may contain: 6 people, crowd and outdoor


Maamulaha Astaantv Cabdimanaan Yuusuf Maxamed oo hab qafaash ah lagu xidhay xabsiga ayaan ilaa hada la cadayn dembiyada loo haysto, maxkamada gobolka maroodijeex oo la horkeenayna ay u jartay todoba cisho oo rumaan ah.


Shaqaalaha telefishanka Astaantv ee magaalada Hargeysa ka hawl gala oo ka xun xadhiga awood sheegashada ah ee lagula kacay maamulahooda ayaana maanta iskugu yimid mudaharaad salmi ah oo ay kaga soo horjeedaan awooda dawladnimo ee lagu haysto Cabdimanaan Yuusuf Maxamed.


Shaqaalaha Astaantv ee ka hawl gala Hargeysa ayaa mudaharaadkooda ku dalbaday in xoriyadiisa loo soo celiyo maamlahooda, iyaga oo xusay inaanu jirin wax dembi ah oo loo haystaa.Top of Form

Image may contain: 3 people, crowd and outdoor

Loading...
Loading...