Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska Qeybta Galmudug oo gaaray Xeraale.

0
Saturday August 01, 2020 - 17:39:37 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska Qeybta Galmudug oo gaaray Xeraale.

    Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug General Bishaar ayaa safarkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug General Bishaar ayaa safarkan


Image may contain: 4 people, people standing, tree and outdoor


Taliyaha Qeybta Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi ayaa gaaray Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaa oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug General Bishaar ayaa safarkan kumari doona Degmooyin badan oo katirsan labada Gobol ee taliska hoostaga, Xeraale oo taliyuhu haatan joogo waxa uu booqday Dhismaha saldhiha Booliiska oo dib u habeyn lagu wado, sidoo kale qaybaha bulshada ayuu la yeelanayaa kulamo ku saabsan amaanka.

Taliska cusub ee Booliiska Galmudug ayaa ku guuleestay in nidaamka amni ee Booliiska la gaarsiiyo degmooyin iyo deegaano howlaha booliiska horay gaabis ugu ahaa.

Loading...
Loading...