Mas'uuliinta Dowlada oo Maxaabiista Xabsiga Dhexe Oo Maanta Loo Xoola Qalay

0
Saturday August 01, 2020 - 10:40:11 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliinta Dowlada oo Maxaabiista Xabsiga Dhexe Oo Maanta Loo Xoola Qalay

    Guddoomiyayaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir Maxamed axmed Cismaan,Guddoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyayaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir Maxamed axmed Cismaan,Guddoomiyaha




Qaar ka mid ah mas’uuliyyinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe kala qayb qaatay maalinta koowaad ee ciidul Adxadaaga.



 

Guddoomiyayaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir Maxamed axmed Cismaan,Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdikhadar Maxamed Xasan, Waxaaa ku wehliyay booqashada Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Xasaan Xuseen Xaaji iyo Xildhibaan Cali Ganeey oo ka mid ah Guddiga Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Golaha Shacabka waxayna ku wareejiyeen Taliyaha Ciidanka Aslubta Soomaaliyeed General Mahad.

Maxaabiista ayaa loo sameeyay munaasabad gaar ah, waxaana loo qalay xoolo, iyadoo mas’uuliyiinta halkaas gaaray ay wadeen xoolo ka kooban Geel iyo Adhi.

 

Madaxda oo la Hadlay maxabiiista ayaa la wadaagay farxadda Ciidda. Sidoo kale waxay kula dardaameen inay u noqoto waana qaaadasho ayana ka faaiidaystaan waxbarshada kala duwan ee lagu siiyo Xabsiga dhexdiisa

Loading...
Loading...