Hal Abuur Qoraa Hamse Riiraash Oo Ka Hadlaya Ka Faaidaysiga Bisha Ramadaan Ee Soo Socota

0
Wednesday April 17, 2019 - 13:35:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal Abuur Qoraa Hamse Riiraash Oo Ka Hadlaya Ka Faaidaysiga Bisha Ramadaan Ee Soo Socota

    Waxa Ina soo haysa hawadii Ramadaanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Ina soo haysa hawadii Ramadaanta ,taasI oo laga hellaayo ajri farabadan iyo kheyr heerkeeda laqiyaasi Karayn iyo janno haddiiba sideeda looga faa’idaysanayo la hilmaami karayn .


Waa bil hiifaha loo qaadayo shayaadiinta,Isla markaana lagu hubsanayo hogdheer ilaa kuwooga yaryar ee ka hoos baxa mooyee.



Waa bil habbeen kaste iyo maalin kaste dadku u hurayaan hantidooda iyo waxay haystaanba dar ilaah, uguna hibbaynayaan masaakiinta ku hareeraysan


Waa bil Qaar kalena u hanwaynaanaya iyagoon ka habsaamayn masaajidada si ay ugu cami_raan qiyamka laylka iyo soo jeedka habbeenada ,si ay uga faa’idaystaan wakhtigooda ay haystaan.


Waa bil aan LA helli Karin. sannad walib Hal Mar soo Marta taa oo ka cullus wax waliba.alla dhamaanteen ha inagu hannuuniyo.


Hamse riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...