Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha oo Guddi Magacaabay

0
Thursday July 30, 2020 - 16:09:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha oo Guddi Magacaabay

    Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay Wasiirada Maamulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay Wasiirada Maamulka




Madaxwayne kuxigeenka Dowlad Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha, Cali Daahir Ciid ayaa magacaabay Guddigaa qaban qaabadda Munaasabadda Ciida Carafo.

 

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay Wasiirada Maamulka Galmudug iyo Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb, waxaana ay Shaqadooda tahay qaban qaabada iyo howlaha la xiriira Maalmaha Ciida.




Loading...
Loading...