Madaxwaynaha Masar Oo Saxeexay Sharci Cusub Oo Ka Mamnuucaya Milatariga Inay Siyaasadda Galaan

0
Thursday July 30, 2020 - 13:12:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Masar Oo Saxeexay Sharci Cusub Oo Ka Mamnuucaya Milatariga Inay Siyaasadda Galaan

    "Waxaa sidoo kale laga mamnuucay inay ku biiraan axsaabta siyaasadda."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa sidoo kale laga mamnuucay inay ku biiraan axsaabta siyaasadda."

Madaxweynaha Masar Cabdil Fataax Al Siisi ayaa saxiixay sharci ka mamnuucaya masuuliyiintii horay uga tirsanaa milatariga inay u tartmaaan madaxtinnimada ama baarlamaanka iyagoo aan fasax ka heysan golaha sare ee milatariga.

 

Waxaa sidoo kale laga mamnuucay inay ku biiraan axsaabta siyaasadda.

 

Dadka dhaliishan sharcigan ayaa sheegay in Siisi uu arrintani uga gol leeyahay inuu ku hubiya in xubna ka tirsanmilatariga aysan ku dhiiranin loolan siyaasadeedoo isaga ka dhan ah.

 

Sanadii 2018 ayay ahayd markii taliyihii hore ee milatariga dalkaasi Sami Anan xabsiga loo taxaabay markii ay miltariga ku eedeeyeen inuu doonyay inuu u tartama doorashada madaxtinnimada isaga oo aan idim u haysan



BBC

Loading...
Loading...