Hambaly Meher Wacan Oo Ku Socota Maxamed Xariir Cabdidhuux Iyo Nimco Kayse Gacanlow

0
Wednesday July 29, 2020 - 20:00:08 in Articles by
  • Visits: 1608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambaly Meher Wacan Oo Ku Socota Maxamed Xariir Cabdidhuux Iyo Nimco Kayse Gacanlow

    Hambaly Meher Wacan Oo Ku Socota Maxamed Xariir Cabdidhuux Iyo Nimco Kayse Gacanlow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambaly Meher Wacan Oo Ku Socota Maxamed Xariir Cabdidhuux Iyo Nimco Kayse Gacanlow


Hambaly Meher Wacan Oo Ku Socota Maxamed Xariir Cabdidhuux Iyo Nimco Kayse Gacanlow




Aniga oo ah Rooda Xasan Faruur kuna hadlaya magaca ilma Xasan Faruur iyo reer Gacanlow oo kala jooga Ingiriiska, Sweden, Maraykanka, Canada, Australia, Somaliland iyo magaalooyinka Burco iyo Gaashaamo waxaan hambalyo iyo bogaadin gaadhsiinayaa meherka Maxamed Xariir Cabdi Dhuux iyo Nimco Kayse Gacanlow oo ka dhacay wadanka Sweden 25/07/2020.


WaxaaneyAlle uga baryayaan inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...