Itoobiya Oo Ruushka La Gashay Heshiis Ay Ku Isticmaalayso Nukliyeerka

0
Wednesday April 17, 2019 - 07:31:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Oo Ruushka La Gashay Heshiis Ay Ku Isticmaalayso Nukliyeerka

    Russia(HWN)- Dawladda Itoobiya ayaa Shirkadda Tamarta Nukliyeerka Ruushka ee Rosatom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Russia(HWN)- Dawladda Itoobiya ayaa Shirkadda Tamarta Nukliyeerka Ruushka ee Rosatom la gashay heshiis ay tamarta Nukliyeerka ugu adeegsanayso hab nabadgelyo ku dhisan.


Warbaahinta Itoobiya ayaa werisayin heshiiskan lagu kala saxeexday Salaasadii Magaalo xeebeeda Sochi ee dalka Ruushka, waxaana labada dhinac qalinka ugu kala duugay Wasiirka Tiknoolajiyadda Itoobiya Dr-Ing. Getahun Mekuria iyo Agaasimaha Guud ee shirkadda Rosatom Mr.Alexy Liknachev.



Sida uu dhigayo heshiiskani waxa Itoobiya ay farsamooyinka Nukliyeerka u adeegsan doonto adeegyada Caafimaadka, Beeraha iyo Wershadeynta.


Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...