Madasha Xisbiyada Somaliya Oo Ka Hadlay Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumada Khayre.

0
Saturday July 25, 2020 - 20:27:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Xisbiyada Somaliya Oo Ka Hadlay Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumada Khayre.

    Baarlamaanka Oo Kalsoonidii kala noqday Xukuumada Khayre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Oo Kalsoonidii kala noqday Xukuumada Khayre

Muqdisho (HWN) Madasha Xisbiyada Qaran Somaliya ayaa maanta war kasoo saartay tallaabadii uu baarlamaanku kalsooni kala noqday xukuumada Kheyre, iyada oo uu si rasmi ah u ayiday Madaxweyne Farmaajo.

 

Madasha ayaa si weyn u cambaareysay xil ka qaadista lagu sameeyay Kheyre iyo xukuumadaasi, taasi oo ay sheegtay inay carqaladayneyso go’aannadii shirka Dhuusamareeb, isla markaana looga dan leeyahay muddo kororsi aan sharci aheyn.

 


Loading...
Loading...