Maayarka Laascaannood Oo Ka Xog-waramay Mashaariic Laga Fullinaayo magaaladdaas

0
Thursday July 23, 2020 - 18:20:57 in News by A. Asbaro
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Laascaannood Oo Ka Xog-waramay Mashaariic Laga Fullinaayo magaaladdaas

    Maayarka Laascaannood Oo Ka Xog-waramay Mashaariic Laga Fullinaayo magaaladdaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka Laascaannood Oo Ka Xog-waramay Mashaariic Laga Fullinaayo magaaladdaas

Laascaanood(HWN):- Maayarka magaaladda Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taarwale, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay dhawaan guddiga naqshadaynta dhulka ee wasaaradda hawlaha ay dawladda hoose ee Laascaanood kaga joojinayeen dhulka danta guud iyo beeraha.


Maayarka Laascaanood Oo Eedaymo U Jeediyey Hay'ada Kaydka ...
Tallaabadaasi ayuu maayarku ku tilmaamay mid faa’iido u leh dawlad hoose ahaan, isla markaana meesha ka saaraysa dhulkii danta guud ee ay dadka shacabka ah diidi jireen marka laga jarayo.

Waxaannu guddiga naqshadaynta dhulka ku amaanay sidii wanaagsanayd ee ay uga shaqeeyeen barnaamijkii qorshaynta magaaladda Laascaanod.

Geesta kale Cabdicasiis Taarwale, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiikiisa magaaladda Laascaanood waxa kaloo uu ka warbixiyay mashaariic kala duwan oo sanadkan laga fulinayo magaaladda.

Mashaariucdaasi oo lix ah ayuu maayarku sheegay in ay wax badan u soo kordhin doonaan arrimaha horumarinta ee magaaladda Laascaanood.

Waxaanu sheegay in aanay arrnta Saami-qaybsiga kuraasta baarlamaanku caqabad ku noqon doorashootinka. Dhinaca kale, Cabdicasiis Xuseen Taarwalle, ayaa baaq u diray bulshadda magaaladda Laascaanood.

Hadhwanaagnews,Office
Laascaannood,Somaliland

Loading...
Loading...