'' Xalkii Tira-koobka Anaa Haya ''.

0
Wednesday July 22, 2020 - 17:34:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Xalkii Tira-koobka Anaa Haya ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Somaliland waatii diiwaangelini ka dhacday sanadkii 2016 , Gobol walbana dad baa iska diiwaangeliyay , si hadaba loo hello tirada ugu macquulsan ee dadwaynaha gobolkasta ku nool waxaan soo jeedin lahaa .



1- In 2 bilood oo xidhiidha dalka oo dhan lagga sameeyo diiwaan gelin si dadkii aan waagii horre is diiwaangelini isu diiwaan geliyaan.


2- In tiradda kasoo baxda diiwaangelinta ee kama dambaysta ah laggu qaybsado kuraasidda .


Faraqa u dhaxeeya diiwaangelin iyo tira-koob .


Tirakoobku waa tirinta dadka oo dhan halka diiwaangelintu ka tahay dadka qaan gaadhay oo keliya , sidaa darteed hadii dadka aan da ahaan gaadhin doorashadda ee gobol walba la iskaga tago waa cadaalad , maxaa yeelay ma jirro gobol si gaara caruurtu ugu badan tahay ama si gaara ugu yartahay , diiwaangelinta guudna waxay dhadhawayn kartaa tirada dadka ku nool gobol kasta .


Hadii diiwaangelintii horre ay jireen gobolo xaalado gaara awgeed aan isu diiwan gelin amaba duruufo haysteen imikaba ha is diiwaangeliyaan .

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...