Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ansixiyey Wax Ka Badal Lagu Sameeyey Xeerka Xisbiyada Siyaasada

0
Wednesday July 22, 2020 - 16:30:23 in News by
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ansixiyey Wax Ka Badal Lagu Sameeyey Xeerka Xisbiyada Siyaasada

    Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ansixiyey Wax Ka Badal Lagu Sameeyey Xeerka Xisbiyada Siyaasada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ansixiyey Wax Ka Badal Lagu Sameeyey Xeerka Xisbiyada Siyaasada


Muqdisho(HWN):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda KMG ayaa u codeeyay Wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta cod u qaadaya sharci ...


Xildhibaanada ayaana doodo kulul ka yeeshay sharcigan kahor inta aysan codka u qaadin, waxa ayna xildhibaanada ku kala aragti duwanaayeen wax ka bedelka Sharcigan la horgeeyay.


Waxaa u codeeyay in wax kabedelka sharciga xisbiyada Siyaasadda dalka 137 Xildhibaan, waxaa diiday in sharcigan wax laga bedelo Sadex Xildhibaan halka ka aamuseen sadex Xildhibaan oo kale.


Gudoonka golaha shacabka ayaa gabo gabada kulan shaaciyay in Xildhibaanada cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen wax kabedelka Sharciga Xisbiyadda dalka oo la horkeenay golaha shacabka

Loading...
Loading...