maxay samaysay Somaliland Marka Arinta Tiawan La Eego?..W/Q Maxamed Cali Cumar

0
Tuesday July 21, 2020 - 20:48:52 in Articles by
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maxay samaysay Somaliland Marka Arinta Tiawan La Eego?..W/Q Maxamed Cali Cumar

    maxay samaysay Somaliland Marka Arinta Tiawan La Eego?..W/Q Maxamed Cali Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maxay samaysay Somaliland Marka Arinta Tiawan La Eego?..W/Q Maxamed Cali Cumar


China waa dhaqaalaha koobaad ee adduunka marka laga qiyaaso awooda wax iibsiga.

Image may contain: 1 person, indoor


Kambaniyada China waxay ku gudo jiraan oo heshiisyona la galeen Ethiopia si ayusoo saaraan gaasta ku jirta gobalka Soomaalida.


China waxay maalgashi ay ku jiraan tareenka Addis iyo Djibouti isku xidha iyo tareeno yaryar oo Addis isaga dhexgoosha u samaysay Ethiopia.


Adduunka oo dhan, gaar ahaan wadamada Afrika ayaa u tartamaya inay helaan maalgashiga China.


Somaliland lafteeda ayaa jecel inay soo jiidato maalgashi shisheeye iyo inay noqoto wadadii loo mari lahaa Ethiopia.


Dhanka kale China markuu maalgashi ama caawimo bixinayo sida Reer Galbeedka kuma xidho in la qaato dhaqamadiisa akhlaaqda ka fog.


Hadaba maxay samaysay Somaliland?


Waxay xidhiidh dibloomasiyadeed la yeesheen Taiwan!!


China waxay Taiwan u aragtaa gobol kamida dalkeeda. Waxase Taiwan taageera Reer Galbeed si loo horistaago hanaqaadka China.


Ma aragtaa halka ay wax iska weydaarteen?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...