'' Wasiiroow Wadooyinkii Waa Lagu Madhey ''.

0
Tuesday July 21, 2020 - 09:45:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Wasiiroow Wadooyinkii Waa Lagu Madhey ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Wiigan oo qudha waxaa shilal gaadhi inagaga dhintay ,

 

Gaashaanle sarre jibriil Xasan Ducaale oo ka tirsanaa ciidanka booliska ,

 

Gaashaanle Badel oo isna ka tirsanaa ciidanka booliska ,

 

Cabdi xasan oo ahaa ku xigeenka xeer ilaaliye guud ahna gudoomiyaha xeer ilaalinta gobolka saaxil .

 

dadka shacabka ah ee wiigan shilalka wadooyinka inagaga dhintay iyaga tiradoodu waa xad dhaaf alle ha u naxariistee .

 

Sidaa markay tahay , caruur yaryar oo dooni dalxiis la dagtay ayuu darteed isu casilay raysal wasaariihii koonfurta kuuriya isagoo ooyaya adna iyadoo maanta oo qudha la aasayo xeer ilaaliyihi geeriyooday iyo sarkaalkaa sarre ee ciidamada ka baxay ayaad saami iyo kuraasi ka hadlaysaa , wasiiroow abti awoow wax kale anigu ku odhan maayee , wadooyinkii wadooyinkii waa lagu madhay .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...