Balantii Xukuumadda Iyo Dpworld Oo Xaqiiqa Noqotay

0
Tuesday April 16, 2019 - 13:47:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Balantii Xukuumadda Iyo Dpworld Oo Xaqiiqa Noqotay

    Waxaan salaan kadib beryahayn danbe maalinba maalinta kadanbaysa soo muuqanaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaan kadib beryahayn danbe maalinba maalinta kadanbaysa soo muuqanaysay
in mashruucii muranka iyo qaylada badnaa ee DPWORLD EE BERBERA in uu runta iyo in uu hirgalo u dhow yahay arinkaa oo dawladii m/wayne SIILAANYO dhibaato iyo qaylo badan ay u adkaysatay so uu mashruucaasi u hirgalo ilaahay mahadii waxa muuqata in uu tubtii saxda ahayd haysto ayna ku saxsanaayeen raggii iyo dawladii iyo xisbigii fikradaa lahaa.

Waxaanay cadaynaysaa in dhamaan dadkii arinkaa diidanaa ay dano gaar ah oo shakhsi ah ay kala haayeen arinkaa qaarkoodna ay caadifad qabiil oo yar ay uga jeedeen .


maanta m/wayne MUUSE BIIXI WAXA uu dhamaystirayaa mushruucaa uu isagu nasiibka u helay in uu gebabadiisa joogo iyo insha Allah furitaankiisa dadkii diidanaana maantaba maxay ku hadli

Qore: Ahmed abdi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...