Afrikaay Aqoon Gaab,Ma Awrba Ku Joogsaday, Iyagoo Ohin Hore Qabay.

0
Monday July 20, 2020 - 22:00:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afrikaay Aqoon Gaab,Ma Awrba Ku Joogsaday, Iyagoo Ohin Hore Qabay.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.C.W.R.B) WAXAN SALAAN KHAASA U SOO DIRAYAA, BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Afrikan dhamaantiis,Iyagoon itaal hayn,

Abaariyo dagaal,Iboole iyo kaneecada,

Inta laga ducaysta,Idilkood u guud yaal,

Alle maganti joogo,Ooniyo haraad qaba,

Anfariir kala yimid,Adunka ula simanyin,

Inla kala fogaadiyo,Afka xidhasho mooye,

Aalad lagu dabibiyo,Loo haynin agab dila,

Allay tiisa noqotaa,Meel loo ersada jirin,

Iyago ohintaa qaba,Awrba ku joogsaday,

Inteena islaamkaay,Alle bariga badiyoo,

Ilooboo waxii tegey,Uurka iska saamaxa,

        Ismail Abdillahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...