Baarlamaanka Dalka Tawian Oo Dagaalamay + Sababta

0
Friday July 17, 2020 - 13:50:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Dalka Tawian Oo Dagaalamay + Sababta

    " Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha iskula tagaan feer"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha iskula tagaan feer"



Xubnaha baarlamaanka dalka Tawian ayaa ku dhex dagallaamay gudaha baarlamaanka xilli ay ka doodayeen ansixinta masuul ka tirsan guddi madax-bannaan oo la socda hawlaha la xisaabtanka dowladda.

 

Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha iskula tagaan feer iyo haraanti labadii isbuuc ee la soo dhaafay.

 

Chen Chu, oo ah xubin ka tirsan xisbiga talada dalkaasi haya ayuu soo jeediyay madaxweynaha dalkaasi in loo magacaaba madaxa guddiga dabagalka hawlaha dowladda balse mucaaradka ayaa ku gacan seyray soo jeedintaasi.

 

BBC

Loading...
Loading...