Kaambaynku Waa Caadiyookawnkeeda Aduunka Jira.

0
Wednesday July 15, 2020 - 20:13:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaambaynku Waa Caadiyookawnkeeda Aduunka Jira.

    Ismail Abdilahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdilahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.C.W.R.B)

WAXAN SALAAN KHAASA U SOO DIRAYAA BAHDA H/W,

IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

 

Goleyaasha cusub ee bedelay kuwan hadda jooga haddii Eebbe idmo.

A-

Maxaa la gudboon?

Maxay ka baranayaan kuwii ka horeeyey?

Maxay dadweynuhu ku soo xulanayaan eenay hagdhaw isku canaananayn? Waxaynu dhamaan isku raacsanahay oo biyo kama dhibcaan ah inaan lagu soo dooranin:

B-

Wadaninimo,

Aqoon dheeri,

Waayo aragnimo,

Dad isku wad iyo daacadnimo tu aakiro iyo tu aduunyo toona.

Iyaga oo sidaas ah,waxa ku jiray qaar badan oo aan ka madhnayn intaas aan kor ku xusay  laakiin daadkii qaaday oo waxba ka qaban kariwaayey markii laga batay.

Haddaba maadaama aynu ognahay waxaynu ku soo dooranay dadkuna kiiyuun yahay Xisbiyaduna kuwiyun,maxaa  la gudboon xukuumada iyo golaha xiirdejintu inay curiyaan xiir lagu soo xulayo xildhibaanada oo xakamayn kara ama yarayn kara:-

C-

1-qabyaalada odhanaysa yaa wax inoo soo dhicin kara haddaynu reer hebel nahay.

2-dadka lagu yaqaan dhul boobka iyo musuqa.

3-dadka caadifada qabiilku kaga culus tahay ta qaranka.

4-inay koow u noqoto aqqonta uu qofku leeyahay diinta islaamka iyo ku dhaqankeeda.

5-baadhitaan wuxuu dalka taray intuu taabo qaad noqday.

6-inaanu waxa denbi ah ka gelin dalka iyo dadka toona.

7-inuu haysto cadayn denbi la;aan.

8-inuu leeyahay hanti ma guurto ah.

9-mood iyo nool wax uu leeyahay maalintaa uu is-sharaxayo.

   Goleyaasha degaanka waa in lagala xisaabtamo xisbiga uu ka soo baxo.

 

KAMBAYN WAA CAADIYO,KAWNKAA DUNIDU JIRAYE,

KURASTA HA IIBSANINA,KUNBA JIRA KAGA WACAN,

KAALINTIINA BUUXINLA,KARTINA AADAN GAADHINO,

DALKENA KOR U QAADILA,KARAAHIDA DIIDANUUNO,

KISHADODA KU XISABTAMAYN,KALSONANUN RABO,

KARAAMAY DHWRAYAAN,KASIYO MAANBA XUKUMA,

       Ismail Abdilahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...