Waxba Soo Kordhimaayaan

0
Wednesday July 15, 2020 - 20:09:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxba Soo Kordhimaayaan

    Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene iyo kordhiye

15 / 7 / 20

 

 

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib baarlamaanka iyo degaanka Cusubi maxay soo kordhinayaan ayaa lays weydiiyay

 

Maxay kula tahay ?

 

Kordhiye. Saaxiib waxyeelo mooyee waxtar masoo kordhinayaan Waa guul ooman dhina cuunbay kaga qabanayaan Markay soo gaadhaan waraaqaha madaxtooyadu ee la yidhaa Soo akhrista waraaq walba waxa ku lifaaqan waxoogaa doolara Iyo balan qaad in arimuu sidaasuun usoconayaan Markaa boobkan xawliga ku soconaya ee reer BIIXI oo muda yar Noqday sabool ilaa milyan dheer ayuunbaa helaya fursad kale Oo caleentii madhsadee ay ku diirtaan.

 

Alla ha sahlo

 

Guuleed liibaan [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...