Guddoomiyaha Aqalka Sare e Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo gaaray Garoowe

0
Wednesday July 15, 2020 - 11:27:27 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Aqalka Sare e Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo gaaray Garoowe

    Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho Muqdisho sidoo kale soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho Muqdisho sidoo kale soo





Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdillaahi.

 

Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho Muqdisho sidoo kale soo dhaweyntiisa waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo labada Guddoomiye ku-xigeen ee Baarlamaanka Puntland, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha , saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

 

Wefdiga Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka DFS ayaa maanta ka qayb gelaya Aaska Qaran ee loo samaynaayo Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 


Loading...
Loading...