Taiwan oo Durba Hawlaheedii Ka Bilowday Somaliland

0
Tuesday July 14, 2020 - 21:20:37 in News by A. Asbaro
  • Visits: 4373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taiwan oo Durba Hawlaheedii Ka Bilowday Somaliland

    Si kastaba ha ahaatee, xidhiidhka labadda ee Somaliland iyo Taiwan ayaa si hufan u socda, iyaddoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Si kastaba ha ahaatee, xidhiidhka labadda ee Somaliland iyo Taiwan ayaa si hufan u socda, iyaddoo

Hargeisa(HWN):-Wakiilka iyo wakiil ku xigeenka cusub ee dalka Taiwan u soo magacowday Somalilabd ayaa hawlahooddii bilaabay, kadib markii ay kulankii ugu horreeyay la qaateen Madaxda Wasaaradda Waxbarashadda ee Somaliland.





Kulankan waxa joogay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Axmed Toorno, Wasiir ku xigeenka waxbarashad, Agaasimaha guud iyo Masuuliyiin ka tirsan wasaaraddaas.

Waxaannay labadda dhinac ka wada-hadleen iskaashiga dhanka Waxbarashada ee labada dal ee Somaliland iyo Taiwan, isla markaanna waxa ay dawladda Taiwan ay balan-qaadday inay Somaliland siin doonto Deeq Waxbarasho, inkastoo ay haddaba jiraan Arday reer Somaliland oo Waxbarasho u jooga dalka Taiwan.







Si kastaba ha ahaatee, xidhiidhka labadda ee Somaliland iyo Taiwan ayaa si hufan u socda, iyaddoo labadda dal-ba ay iswaydaarsaddeen Wakiiladaii  kala matallaayay-ba.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...