Wadda Hadal U Dhaxeeyey Masar, Suudaan Iyo Itoobiya Oo Fashil Ku Dhamaaday Iyo Xaalada Niilka Oo Wali Taagan

0
Tuesday July 14, 2020 - 19:54:22 in News by
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadda Hadal U Dhaxeeyey Masar, Suudaan Iyo Itoobiya Oo Fashil Ku Dhamaaday Iyo Xaalada Niilka Oo Wali Taagan

    Wadda Hadal U Dhaxeeyey Masar, Suudaan Iyo Itoobiya Oo Fashil Ku Dhamaaday Iyo Xaalada Niilka Oo Wali Taagan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadda Hadal U Dhaxeeyey Masar, Suudaan Iyo Itoobiya Oo Fashil Ku Dhamaaday Iyo Xaalada Niilka Oo Wali Taagan


Kulan ay iskugu yimaadeen wakiillo kala matalayay dowladaha Sudan, Masar iyo Itoobiya oo looga hadlayay sida xal loogu heli karo muranka ka dhashay biyo xireenka wabiga niil ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday.

Wadahadalladii Nile ee Itoobiya, Masar iyo Sudan oo fashil ku ...


Wasiirka arrimaha dibbadda dalka Masar Samiix Shawkari ayaa u sheegay warbaahinta dalkiisa in natiijo laga gaariyay isku dayo dhawr ahaa oo la doonayay in xal looga gaaro biyo xireenka dawlada Itoobiya ka dhisayso xadka ay Masar la wadaagto.


Wasiirkaan waxaa uu eeda inteeda badan dusha ka saaray ergada ka socotay dhanka dawlada Itoobiya inkasoo uu faafaahin qodobada lagu heshiin waayay waxaana uu baaq u diray golaha amaanka Qaramada Midoobey oo uu ka codsaday in arrintaan ay deg deg usoo faro galiyo.


Itoobiya kama ay hadlin arrintaan hase ahaatee xukuumadda Addis-Ababa waxay ku adkaysanaysaa inay dhisayo biyo xireenka ay ku samaynayso wabiga Niil si ay uga faa’idayso dad badan oo faqri ah.


Dhawr wareeg oo ay wakiilo sadexdaan dawladood iskugu yimaadeen si ay xal uga gaaraan muranka jira ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday sidaan oo kale.

Loading...
Loading...