DP World xaflad badana oo manfac yaraa?...W/Q Yaasin Calase

0
Monday April 15, 2019 - 17:46:15 in Articles by
  • Visits: 1340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DP World xaflad badana oo manfac yaraa?...W/Q Yaasin Calase

    DP World xaflad badana oo manfac yaraa?...W/Q Yaasin Calase

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DP World xaflad badana oo manfac yaraa?...W/Q Yaasin Calase

DP World xaflad badana oo manfac yaraa?

Siilaanyo ilaa Muuse intee xafladood ayaa aad garanaysa oo looqabtay dekeda Berbera?

Image may contain: 1 person, on stage


Koob caano lehna wali lagama arag oo labadii xukuumadood ayaa isku tuurtuuraya lacagtii saddex sano laga heli lahaa oo leh.

Dawladii hore ayaa sii qadimatay saddex sano! Dr Sacad
Wax aanu sii qadimanay oo lacag ah ma jirto!. M.Xaashi

Bal kee ayaanu rumaysana labadan hadal?

Markaas ayaa maalin walba lagu odhanaya wiikh ayay lasoo dageen iyo gaadhi ayay keenen dekedii. Waar sanad in ay ku keenan ayay ahayd intan iyo in kabadan e meeshan dhaqaalahii inaga soo galaayay meeyay? Ma Madaxtooyada cusub ayaa la inoogu dhisaya? Miisaaniyad qudha oo ay ka muuqato maan arag. Qoladan wakiilada inaga ahna way iska sii daayay miisaaniyad walba iyaga oo aan waxba iska waydiin.

Anigu waanka yaabay xafladaha badan ee DP World ee bilaa manfaca ah.

Muwaadin imisa xafladood oo DP World ah ayaad garanaysa? Bal wax nooga sheeg xafladahii labadii xukuumadood u qabteen shirkadan Carbeeb?

HOORAY HOOGAY
HOOGAY HOOGAY
IYO
LA DHAGAX DHIGAYAY ARKAAN
WAX KASOO BAXAYANA MA ARKAAN

Ayay inoo qaadayan wax qoyaan ahna ma aragne iyo wax dhismay oo manfac leh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...