Somaliland iyo China

0
Monday July 13, 2020 - 10:03:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1001
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland iyo China

    BY: Mohammed Adam Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BY: Mohammed Adam Hassan

Waxaynu so falanqaynay Xidhidhka Calimiga ah e dhex maray Somaliland iyo Taiwan fursadaha ku jira iyo caqabadaha ku gadaman taas o ay u wayntahay hirdinka durba ka dhex qarxay xidhidhkaas calimiga ah ay wada gadhen Somaliland iyo Taiwan.



Horta china waa dal dhaca bariga qaarada Asia waa dalka ugu dadka badan aduunka , waa dalka labaad e ku jira kaalinta labaad e dhaqalaha aduunka , waa dalka saddexad e leh  millatry ga aduuna ugu xooga badan marki la qimiyay,waa dalka sadexaad e haysata 270 madax o nuclear ah , waa dalka aduunka ugu wax dhoofis badan xaga alabaha ,  waa dalka kowaad e safaradaha iyo qunsiliyadaha aduunka ugu budan wallow laga galan gal badanyahay.

 

Waxa u magaalada jabouti ku leyahay saldhig millatry o aad u wayn samayntisana leh o la yidhaahdo "Chinese People's Liberation Army Support Base in Djibouti” , Dalalka Africa isaga ayaa kaga samayn badan reer galbeedka Africa waxa u ka fuliyay mashariic sida waddo tareen dibu dhiska jidadka baaburata ,maalgalintiisu way ka fududahay tan reer galbedka xata waxa u maal gashadaa meelaha ay ka jiraan dhaqaale burburka iyo colaadaha.

 

Hadaba arinta xiisaha mudan ayaa ah in arimaha kor ku xusan o dhan samayn inte leg ayay inagu yeelan doonan waa taas su”aasha ah in dhalinyaradu dalku aad u fahmaan wax badana iska waydiyaan maxaa inoga diyarsan arimaahas o dhan maadama arinku aad iyo aad xiisad u leyahy taas o xataa macal taabatay quwada USA o china dagaal qadhaadh kula jira ,xaga ictiraafka Malaga yaaba in u inagu diro dawladaha Africa e deenta kuwada lehayay in ay inna  diidan dadalada ictiraaf doonka ah aynu wadno misaba hadii maalin qadiyada somalilad la geeyo UN ka ma tahay in u ina diidadaba maadama u samayn baladhan golaha Un ka ku leyahay Xaga base ka jabouti ma ogtahay IN u samayn qayrul caadiya inagu leyahay isku soo duub xogahaas o dhan waa in aan ka diyaar garawnaa wax walba o samayn inagu yeelan kara shacabka Somaliland waa in ay aad u fahmaan xogahaas waxaan ku tagersanahay dawlada Somaliland sida qaangaadhnimada leh ay arinka u wado iyo hufnaanta siyaasaded ay samesay.

 

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

……………………………………………………………………………………………………

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

 

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer Diplomacy , Researcher and writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...