Korodhso Aqoontaada

0
Monday July 13, 2020 - 09:59:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Korodhso Aqoontaada

    W/Q:Cabdullaahi Maxamed Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q:Cabdullaahi Maxamed Cumar
Nabad akhriste. Sannadkii 2017kii, ayaan mar isku dayeey inaan qoro buug yar oo ku saabsan NAXWAHA AFSOOMAALIGA - inkasta oo uu iga qabyoobey oo aanu soo bixin!


Haddaba, beryihii aan wadey buuggaasi yar qoriddiisa; ayaan sameeyey weedhan yar ee Afsoomaaliga ah oo ay ku dhan yihiin dhammaanba tobanka shaqal ee farsoomaaligu - shanta gaagaaban iyo shanta dhaadheeriba!



 Weedha: Bal u fiirso waa tane.


Meeleeyayaasha hore hoosta ka xarriiq oo huruud mari.


Haddii aanad Afsoomaali ku garaneyn ereyga meeleeye, Af-ingiriisiga waa: ( preposition). Afcarabigana waa Xaraf.

Macnayaasha weedhan ku duugani waa:

  • Waxay leedahay macno kooban oo buuxa oo weliba jaan (rhyme) leh. Waxa loo adeegsan karaa farbaridda carruurta iskuulada iyo goobaha kale ee waxbarashada.


  • Waxa ku dhan dhammaanba tobanka shaqal ee afkeennu leeyahay -shanta gaagaaban iyo shanta dhaadheer ee aynu u adeegsanno qoraalka joogtada ah!


  • Waxa kale oo ay leedahay habdhac ama jaan si hawl yar loogu xafidi karayo.


Sidaa iyo aqoon korodhsi wacan akhriste.


Cabdullaahi Maxamed Cumar


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...