Hambalyo: Musharax Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Cilmi ( Maxamed Case ).

0
Monday July 13, 2020 - 09:56:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo: Musharax Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Cilmi ( Maxamed Case ).

    W/Q.Abdiraxmaan Maxamed Daldhis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q.Abdiraxmaan Maxamed Daldhis


Waxa aan halkan hambalyo mug iyo miisaanle uga dirayaa, Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Cilmi ( Maxamed Case ) Oo ku dhaqaaqay inuu yahay Musharax U taagan islamarkaana u Tartamaaya Maayarnimada Magaalada Berbera.



Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Cilmi ( Maxamed Case) oo kamida dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee dalka dibadiisa wax kusoo baratay ee kasoo jeeda Degmada berbera

.
Waxaanu Xaflad balaadhan oo lagu qabtay Deegaanka Taariikhiga ah ee Dhaymoole ee Degmada Berbera kaga dhawaaqay Inuu u taagan yahay Doorashada Golaha Deegaanka ee Degmada Berbera isagoo isla markaasina shaaciyey inuu gaar ugu tartamaayo Booska Hogaaminta golaha deegaanka Degmada Berbera ee Maayarnimada.


Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi ayaa Bulshada Deegaanka Berbera u balanqaaday hadii ay codkooda siiyaan inuu noqondoo Masuul xilkasa oo aan ka shaqaysan bulshada jilicsan ee noqondoono Masuul u shaqeeya oo dantooda guud daryeela


Ugu Danbayntii Maxamed Abdilaahi Cilmi (maxamed Case ) Waaa Ninka Qudha Maanta Berberada Maanta Wax Ka Badeli karra . Halkaa Maanta Taagan Tahayna Ka Dhaqaajin Karraya .

 

Balanteenu Waa aynu Hiilino Mohamed Abdilaahi

 

W/Q.Abdiraxmaan Maxamed Daldhis
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...